The Social Network for meeting new people
 

Jaceyl Or Love

  • https://www.tagged.com/jaceyl

    maxaad kataqaan jaceylka? mise aaminsan tahay jaceylka? jaceyl iyo sida aniga aan aaminsanahay ma isqaataan? aniga waxaan aaminsanahay in jaceylku yimaado guurka ka dib, siyaabooyin badan awgeed. ma igu raacsantahay mise waad iqilaaf santahay? bogaan waxaa loosameeyay in laga hadlo fikradaha kala duwan ee dadkeena somalida aan ka qabno jaceylka iyo waxa ay kaqabaan dad weynahay ku nool dunidaan maanta. fadlan ha ismartiyeen ee soo dhawoow, fikradaada waa inoo mu hiim, anigana waxbay iifaa idaynaysaa idinkana waxbaad faa'idaysanaysiin. magaceyga waa cadde agaasimaha bogaan, fadlan hala cabsan ra yigaada, waayo "waxaad qarsataa wey ku qarsadaan" aan wadaagno fikradaha. walaal suuban cadde.

    Romance and Relationships - Advice/Support - Local

    English

    Public

    26

    46

    Fatuma Mahammed

Forum

Topics 1-5 of 5
Topic Posts Last Post Started by

Jacayl waa Maxay Guur Ka Hor

waan idin salaamaya dhamantin wilal iyo gabdhaba rag iyo du…

19 DELETED DELETED DELETED Oct 6, 2009 7:15am

waa wareer iyo dhibaato marna wanaag iyo is fahan

saas waa dhab ninkii rumeeya lkn qofkii rumaysan waxkale wa…

1 DELETED Maxamuud M Maxamuud M Dec 24, 2009 7:38am

waa maxay jaceyl? goormeesuu bilaab maa?

 salaan sare idilkiinba sxb cade  qodob aan kugu …

2 DELETED DELETED DELETED Sep 8, 2009 2:11am

waa maxay jaceyl goor muuuse bilaabmaa?

jaceylka waa sidiisaba waa dareen ku abuurmay bini adamka

3 DELETED DELETED DELETED Sep 24, 2009 6:42am

Jacaylka ma la abuuri karaa??????????

waad salamantihiin dhamaan 1 ma aamisani wax ladhaho jacel …

1 DELETED DELETED DELETED Oct 1, 2009 6:56am

Group Member Levels

  • Creator Created this group
  • Admin Admins this group
  • Master 1,000 Posts and 1,000 Likes
  • Advanced 250 Posts and 250 Likes
  • Intermediate 100 Posts and 100 Likes
  • Beginner 10 Posts and 10 Likes
  • Newbie 0 Posts and 0 Likes